Rabshado ka socda dalka Koonfur africa

Rabshado ka socda dalka Koonfur africa

Dalka Koonfur africa oo somaali baddan ganacsi ku leeyihiin waxaa ka socda rabashado lagu diidanyahay xukun lagu riday Madaxweynihii hore ee dalkaas oo 15 sano oo xarig ah lagu xukumay.

Rabshadaha socda waxaaa dhinaca kale hareer socda boob iyo dil loo geysanayo soomaalida ganacsiga ku leh dalkaas koonfur africa.

Waxaa la soo warinayaa inuu jiro khasaare baaxad leh oo loo geeystay soomaalida ku ganacsada gudaha magaaladda Johannesburg.

Dhinaca kale Boobka la geysanayo Soomaalida kaliya ma ahaa Waxaa qayb ka ah Itoobiyaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com