Ha’yadda Naafada Puntland ayaa Garowe ku qabatay tababar ku saabsan wacyigalinta xuquuqda dadka baahiya gaarka ah qaba , waxaana loo qabtay 30 qof oo naafada iyo dadka la shaqeeya isugu jira. Warbixin Hassan Bashe
COMMENTS