Faahfaahin: Duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Faahfaahin: Duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Duqeyntan diyaaradeed ayaa ka dhacday deegaan hoos yimaada Bacaadweyn oo katirsan gobolka Mudug, Waxaana lala beegsadaya xarumo ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka.

Lama oga ilaa iyo haatan khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.
Dhinaca kale Wasaarada Warfaafinta oo aan si toos ah u sheegin deegaanka la duqeeyay ayaa waxa ay shaacisay in aysan duqeynta dad rayid ah wax ku noqon.

“Duqeyntan waxaa lagu difaacayey geesiyada Ciidanka Kumaandooska ah Xoogga Dalka ee DANAB, wax dhibaato uma gaysan dadka rayidka ah. Ciidanka Xoogga Dalka iyo Danab way sii wadayaan dadaalada ay ka wadaan Dowlad Goboleedka Galmudug si ay uga xoreeyaan shacabka Soomaaliyeed”ayaa lagu yiri qoraalka.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com