40-Xildhibaan oo Labada Gole ee Baarlamaanka soomaaliya kana soo jeeda Gobalada Waqooyi ayaa War saxaafadeed kasoo Saaray Arrimaha doorashooyinka.
waxaana ay Ku Eedeeyeen Xubno katirsan Musharaxriinta in ay Faragalin ku hayaan Doorashooyinka Kuraasta Gobalada Waqooyi Iyadoona Reysalwasaare Rooble Ku Boogaadiyay Hogaaminta Doorashada.
COMMENTS