Doorashada xubnaha Guddiga doorashooyinka Kuraasta gobalada Waqooyi oo Muqdisho kasocota (Sawirro)

Doorashada xubnaha Guddiga doorashooyinka Kuraasta gobalada Waqooyi oo Muqdisho kasocota  (Sawirro)

Teendhada xerada Afisyooni ee magaalada Muqdisho waxaa kasocota doorashada xubnaha Guddiga doorashooyinka Kuraasta gobalada Waqooyi maamulaya oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka jiray khilaaf xoogan.

Raysalwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa khamiistii amray in laqabto doorashada guddiga maadaama waqtiga lahaysta uu yaryahay, xalna laga waayay garabka Cabdi Xaashi.
Shalay 4 xubnood oo uu horey u magacaabay Guddoomiye Cabdi Xaashi oo shir jaraaid ku qabtay Muqdisho ayaa qaadacay doorshada maanta dhacaysa.
Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com