Baarlamaanka Puntland ayaa Wasiirkii Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Madamed Cabdi (Majiino) u doortay Senator ka tirsan Baarlamaanka labaad ee Aqalka sare .
Waxaa codka oo ahaa mid gacantaag ah waxaa u codeeyay 65 mudane oo kulanka fadhiyay Maxamed Cismaan, waxaan u tanaasushay Kowther Cabdullahi xersi oo la tartamin
COMMENTS