Cabdiqani Gelle Maxamuud ayaa ku guuleystay Kursiga 9aad ee Aqalka sare BJFS isaga oo helay 52 cod, halka Cabdiqadir Maxamed Yuusuf uu helay 12 cod.
COMMENTS