GAROWE: Shan Urur Siyaasadeed oo kamid ah ururada Siyaasada ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed soosaaray

GAROWE: Shan Urur Siyaasadeed oo kamid ah ururada Siyaasada ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed soosaaray

Shan Urur Siyaasadeed oo kamid ah ururada Siyaasada ee Puntland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray shir ay maanta yeesheen.
“Shirkii 30-Agust 2021 Garowe ay ku yeesheen TPEC iyo Ururadu wuxuu kusoo dhamaaday Natiijo la’aan waana in miiska wada hadalka la isugu soo laabto,” ayay ku yiraahdeen Warsaxaafadeedkooda Ururadani.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com