Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inooga ka daadihinaya Wariye Cabdinaasir Jeekeey.
Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
FAALLOOYIN & FALCELIN