Degdeg: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa ganaax ku ridey Urur Siyaasadeedka KAAH oo lagu helay inuu ku xad gudbey xeerka doorashada qodobada 22, 23 iyo jadwalka Guddigu udajiyay ololaha Ururada.
Ururka KAAH oo uu gudoomiye u yahay Madaxweynaha Puntland ayaa olole doorasho qabsaday maalin aan ahay maalinkii loo asteeyey.
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
COMMENTS