Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharixiinta uga harsaneyd Aqalka Sare

Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharixiinta uga harsaneyd Aqalka Sare

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa ku dhswaaqay liiska musharaxiinta afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland.

Xubnaha uu ku dhawaaqay Axmed Madoobe oo qaarkood Haween yihiin ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin.
1: Layla Nuux Maax
Xareedo Maxamed Sheekh
2:Tbrahim Awgaab Cismaan
Farxiya Macalim Cabdi
3: Maryan Faarax Kadiye
Samsam Maxamed Bishaar
4: Xasan Daahir Yarow
Cali Maxamed Cali

Magaalada Kismaayo ayaa dhawaan la filayaa in lagu qabto doorashada Afarta kursi ee ka dhiman Maamulka Jubbaland, waxaana kaliya dhameystirka doorashada Aqalka Sare ka dhiman labada kursi ee ka imaanaya Galmudug.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com