Urur siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan oo Gaari Iskarogo ah ku wareejiyay shacabka deegaanka Yako

Urur siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan oo Gaari Iskarogo ah ku wareejiyay shacabka deegaanka Yako

Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan Eng. Maxamuud Khaliif Jebiye oo gaari iska rogo loogu talagalay nadaafadda ku wareejiyay maamulka iyo bulshada Yako ee gobolka Karkaar, kadib ololihii u dambeeyey ururka oo maanta lagu qabtay deegaanka Yako oo katirsan degmada Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com