Sheekh Shaakir oo ka hadlay xaaladda Guriceel iyo barakaca Shacabka (daawo)

Sheekh Shaakir oo ka hadlay xaaladda Guriceel iyo barakaca Shacabka (daawo)

Ururka Ahlusunna ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda magaalada Guriceel oo ay gacanta ku hayeen 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay, islamarkaana inta badan ay ka barakaceen dadkii kunoolaa.

Sheekh Maxamed Shaakir oo kamid ah Culimada Ahlusunna ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay duulaan kusoo yihiin magaalada Guriceel, islamarkaana taasi ay sababtay in dhammaan dadkii kunool magaalada ay barakaceen.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com