Puntland oo sheegatay in aysan wax saameyn ah kulahayn dagaalkii Guriceel (daawo)

Puntland oo sheegatay in aysan wax saameyn ah kulahayn dagaalkii Guriceel (daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare: “Puntland waxay rurmeysan tahay in Galmudug ay tahay dowladd dhisan oo daris la ah. Waa been iyo borobugaando wararka sheegaya in Puntland ay garabsiisay wadaada Suufiyada ah ee la baxay magaca Ahlu-Suna”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com