Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo Wasiirkii hore Amniga Soomaaliya ayaa kulan la qaatay caawa Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe.
Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah Doorashada iyo xodxodashada Xildhibaanada soo bixi doona.
Waxaa Muqdisho ka socoda kulamada Musharaxiinta Madaxweyne ay la qaadanayaan madaxda maamul Goboleedyada si ay u helaan codadka ugu badan ee Xildhibanada cusub.
Sawirro.
COMMENTS