Wasaarada Maaliyada Puntland oo degmooyinka uu ka socdo mashruuca horumarinta ku wareejisay lacag dhan $3,308,392.92 (daawo)

Wasaarada Maaliyada Puntland oo degmooyinka uu ka socdo mashruuca horumarinta ku wareejisay lacag dhan $3,308,392.92 (daawo)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir guddoomiyey Shirka isku xirka baahinta maaliyada kaas oo xafiiska hormuudka maamul baahinta Puntland iyo wasaarada maaliyada Puntland ku wareejiyeen degmooyinka uu ka socdo mashruuca horumarinta degmooyinka lacag dhan $3,308,392.92 taas oo loogu talagalay laba mashruuc oo kala ah Sanduuqa maxaliga ah ee (LDF) oo loo qoondeeyey lacag dhan $ 2,440,892.92 halka horumarinta adeega bulshada ( SDM) loo qoondeeyey lacag dhan $867,50

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com