Senatartkii ugu dambeeyay Aqalka Sare oo la doortay

Senatartkii ugu dambeeyay Aqalka Sare oo la doortay

Cabdi Cusmaan Xareed ayaa ku guuleystay kursiga Senatornimo ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu tanaasulay musharaxii la tartamaayay.

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa cod gacan taag ah oo wada ogol ah ugu codeeyay Cabdi Cusmaan Xareed.

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sidoo kale cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana u codaysay 83 Xildhibaan.

Labadan kursi ayaa ahaa kuwii ugu dambeeyay ee ka harsanaa 54 kursi ee uu ka kooban yahay aqalka sare iyadoo horey loo dhameystiray doorashada 52 kursi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com