MASAR: Dib-Qalloocyo Ku Diley Saddex Ruux Boqolaal Kalana Qaniinay

MASAR: Dib-Qalloocyo Ku Diley Saddex Ruux Boqolaal Kalana Qaniinay

Dib-qaloocyo ayaa dalka Masar qaniinyo ku diley ayaa saddex ruux magaalada Aswan ee koonfurta dalka Masar, kadib markii dabaylo xooggan oo ku dhuftay gobolkaas ay sababeen in dib-qalloocyo ay soo galeen waddooyinka iyo guryaha.

Ilaa 450 qof oo kale ayaa dhaawacyo ka soo gaaray qaniinyada Dibqaloocyada, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan wasaaradda caafimaadka.
Roob xoog leh oo dabaylo wata oo da’ay ayaa sababay in dib-qalloocyadu ay soo raacaan biyaha roobka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com