80JIR KAMID AH DADKA NAQA USOO HAYAAMAY, SIDEE AYUU KUSOO GARAAY GOBOLKA HAYLAND? (daawo)

80JIR KAMID AH DADKA NAQA USOO HAYAAMAY, SIDEE AYUU KUSOO GARAAY GOBOLKA HAYLAND? (daawo)

Xaalad biyo la’aan ayaa haysato dadkii kasoo naqracaay gobolada Mudug, Sool, Sanaag, Nugaal iyo dowlad deegaanka ee soo gaaray gobolka Haylaan, Xildhibaan Mahdi Siciid Xasan oo ka mid ah golaha wakiilada Puntland ayaa gaarsiiyay gurmadkii u horeeyey ee biyo dhaan ah oo loo sameeyo dadkan isugu jira dad da’ah , carruur iyo dad kalleba.
Daljir ayaa warbixino kalle duwan ku eegaysa heerka nosha dadkan iyo taakuladan biyaha ah ee Xildhibaanka uu gaarsiiyay.
Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com