Aamino Cumar Jaamac oo dib loogu doortay Golaha Shacabka

Aamino Cumar Jaamac oo dib loogu doortay Golaha Shacabka

Aamino Cumar Jaamac oo Afartii sano ee la soo dhaafay kamid aheyd Xildhibaannada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa markale Maanta loo doortay kursigaas.

Aamino Cumar Jaamac ayaa la filayay inay kursiga Hop#202 kula tartanto Musharrax Aamin Cismaan Diiriye, hayeeshee Goobta doorashada ay kaga dhawaaqday inay tanaasushay.

Intaasi kadib Cod gacan tag ah ayaa waxaa Ergada ay ugu codeeyeen Aamino Cumar Jaamac, waxaana ay heshay codadka dhamaan Ergadii wax doorneysay oo aheyd 101 Ergo, waxaana ay noqotay Xildhibaanka labaad ee Maanta lagu doorto Magaalada Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com