Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa baaq ka soo saray xiisada u dhexaysa PSF iyo madaxtooyada Puntland, taas oo ka dhalatay xil kaqaadistii lagu sameeyay Agaasimihii Hay’ada PSF.
Boqor Burhaan Boqor Muuse “Waa Nasiib Darro in waxyaabahan oo kalle dhacaan, waxaana kasii liidata in wax laga qabanwaayo ”
Daawo.
COMMENTS