Boosaaso: Isimadda Puntland oo go’aan kasoo saaray xiisadii ka dhalatay Xilka qaadistii Madaxweyne Deni ku sameeyey Agaasimihii hore ee Hay’ada PSF ” Waa in ay dhaqan gashaa Wareegtadii Madaxweynaha,” ayaa lagu yiri go’aanka Isimada.
Go’aanka Isimada ayaa lagu sheegay in hubka & guryaha PSF ku shaqayso uu mulkiyadooda leeyahay Gen Maxamuud Cismaan Diyaano oo ah Agaasimaha xilka laga qaaday.
COMMENTS