MAXAY U XIRANTAHAY XARUNTII CAAFIMAADKA EE DEGMADA XUMBAYS? (daawo)

MAXAY U XIRANTAHAY XARUNTII CAAFIMAADKA EE DEGMADA XUMBAYS? (daawo)

XARUNTII CAAFIMAADKA EE DEGMADA XUMBAYS EE GOBOLKA KARKAAR OO LA SHEEGAY INAY UXIRANTAHAY ISKUDUWIHII WASAARADA AY UXILSAARTAY DEGMADA: Guddoomiyaha degmada Xumbeys ee gobolka Karkaar: “Qof baan kugu badalayaa ee Mushaharkaaga maxaan ku leeyahay ayay uxirantahay xaruntii caafimaadka ee degmada, waxaana arintaas sameynaya iskuduwihii Wasaarada Caafimaadka ee degmada Liibaan Yuusuf Axmed Kheyr” Sidaasi waxaa Daljir usheegay guddoomiyaha degmada Xumbays | In kabadan 600 oo qoys ayaa daryeel caafimaad u raadsan jiray xaruntan caafimaadka ee uxiran musqmaasuqa, kuwaas oo aan helin adeegyadii caafimaadka ee Hooyada & Dhalaanka muddo Saddax maalin ah, Isuduwaha eedan loo jeediyay oo Daljir la xiriitay nooma suurtagalin in aan Telafoonka ku helno, | Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay guddoomiyaha degmada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com