Madaxwayne Kuxigeenkii hore ee Puntland Danjire Cabdixakiin Xaaji Cumar camey oo Bosaaso u jooga ka qayb qaadashada arimihii dhawaan ka dhacay ayaa Daljir uga waramay arrimo dhawr ah oo ay ka mid tahay Colaadda SAAXMAYGAAG iyo SANGE JEBIYE.
FAALLOOYIN & FALCELIN