Shir aymagaalada Bosaaso ku yeesheen Waxgaradka, siyaasiyiinta, ganacsatada iyo aqoonyahanka beesha Wadal Muge oo ka mid ah beelaha dega Puntland ayey ku taageeren go’aankii ay dhawaan soo saareen qaar ka mida issimada dhaqanka Puntland ee ku howlanaa xalinta shaqaaqadii ka dhacday Bosaso.
COMMENTS