WALAAC XOOGAN LAGA MUUJIYEY DOORASHADII TIJAABADA AHEYD

WALAAC XOOGAN LAGA MUUJIYEY DOORASHADII TIJAABADA AHEYD

Xildhibaan katirsan golaha Deegaanka EYL ee dhowaan la doortay”Sababta hortaagan nidaamka Dimuqraadiyada inuu Hirgalo Dawlada Puntland ayaa laga rabaa,” Shir Saxaafadeed ay qabteen Xubnaha Golaha deegaanka Eyl ee Ururada SINCAD iyo MIDEEYE ayay walaac ka muujiyeen caqabada hortaagan inay shaqo galaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com