Shcabka Muqdisho ayaa Aragtiyo kala duwan ka dhiibtey Madaxweyne Farmaajo oo shan sano xafiiska fadhiya qaar ayaa yiri”Shan sano kadib waxaan jeclaan lahayn markale inuu noosoo laabto,” Kuwo kale ayaa yiri “Waa sideedii Febuary Waraabihiina weli meeshiisii buu joogaa Xoolaley iyo waraabana isma jecla,
COMMENTS