Burtinle : Ciidanka booliska degmada burtinle ee gobolka nugaal ayaa maanta duleedka degmada burtinle ku gubay khamri iyo xashiis ay ku soo qabqabteen hawlgal ay sameen waxaana goob joog ahaa maamulka degmada taliayaha saldhiga iyo gudoomiyaha maxkamada darajada kowaad ee degmada | Warbixintan waxaa inoo haya wariye Axmeddeeq Cabdi Axmed
Dhigaal Cusub
Muqdisho shaqaale cafimaad oo loo furay tababar Dhigaal Duug ah
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | DALJIR BOSAASO
FAALLOOYIN & FALCELIN