Gaari booyada oo biyo sidaya ayaa ku dhacey Meel udhow meermeerka Alxamdulila

Gaari booyada oo biyo sidaya ayaa ku dhacey Meel udhow meermeerka Alxamdulila

Hal qof ayaa ku dhaawacmay gaari booyada oo biyo siday oo ku dhacay meel u dhaw meermeerka Alxamdulila.

Gaarigaasi booyadda ah oo biyo siday ayaa ku soo jeedda dhanka tuulada Alxamdulilaha, wuxuuna ka laabtay dalbad dheer oo u dhaxaysa Meermeerka iyo tuuladda Caddey.

Waa uu burburay baabuurkaasi biyihiina waa ay daateen. Waxaana halkii qof ee ku dhaawacmay loo qaaday dhaka Carmo.

Darawalkii iyo qof kale oo booyadda saarnaa ayaa iyagu ka badbaaday oo aan wax dhib ahi soo gaarin.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com