Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka furmay shir ay ka qeybgaleen saraakiil ka tirsan wasaaradaha Gaashaandhigga iyo amniga waddamada Bariga Afrika.
Shirka waxaa iskugu tagay Taliyaaasha ugu sarreeya Sirdoonka Militeriga Bariga Africa oo kala ah;
Ethopia
Eretria
Jabuuti
Somalia
Tanzania
Uganda
Kenya
Sudan
S sudan.
Waxaana looga wad hadlay iskaashiga amniga geeska Africa gaar ahaan dalalkan wadaaga xadadka, dhaqanka, Diimaha, iyo Dadka, waxana laga fikirayaa in qorshaha mustaqbalka dhaw la sameeyo xarun dhex oo lagu wadaago macluumaadka Geeska sido kalana la iska kaaashado amniga geeska iyo Bariga Africa.
Shirka waxaa marti galiyay dowlada Ethopia waxana uu ka dhacay Addis Ababa.
COMMENTS