Iyada oo ay wali taagan tahay xiisadda u dhaxaysa Isreal iyo Falastiin ayay diyaaradaha dagaalka ee Isreal duqeymo ka gaysteen meelo ka mid ah Marinka Qaza ee dhulka reer falastiin.
Sida ay baahisay Warbaahinta Istaa’iil duqeymaha ayaa lala beegsaday Xarun Ururka Xamaas uu ku leeyahay Marinka Qaza, waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay duqeyntaas.
Goor sii horeeysay ayaa waxaa jirtay in Madaafiic laga soo tuuray dhinaca Marinka Qaza inay ku dhaceen dhinaca Israa’iil taas oo ka careeysiisay Ciidamada Israa’iiliyiinta ayna keentay inay diyaarado adeegsadaan.
COMMENTS