Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid oo Muqdisho lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid oo Muqdisho lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Safar shaqo ku soo gaaray Caasimada Dalka Ee muqdisho.

Madaxweyne ku xigeenka waxaa caasimada ku soo dhaweeyay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamanka Xildhibaano Ka tirsan labada gole ee Dowlada DFS Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan labada Gole ee Galmudug iyo Masuuliyin kale.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in Safarkiisa uu yahay mid shaqo isla markaana u qayb ka qadan doono Dorashada Madaxweynaha JFS ee dhacaysa 15 may.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com