Sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Moscow, Ruushka aya gaaska ka jaray dowladda Fiinland kadib markii ay dalbatay in ay kamid noqoto Gaashaanbuurta NATO.
Ruushka ayaa horay Finland uga digey in ay ku biirto NATO.
Maria Vladimirovna Zakharova, oo ah Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa horay u sheegtay in “Finland oo ku biirta NATO ay yeelan doonto cawaaqib daran oo ciidan iyo mid siyaasadeedba
COMMENTS