Madaxweyne Xasan sheekh oo Baydhabo lagu soo dhaweyeey

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishan May ku tagay Baydhaba, Caasimadda Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Janeraal Odawaa Yuusuf Raave ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin kale.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com