Sida dastuuriga ah Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaai Deni, ayaa manata furaya kal-fadhiga 50 aad ee Baarlamaanka Puntland Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin doona kalfadhiga Baarlamanaka isagoo lagu wado inuu ka warbixiyo xaalada guud ee Puntladn iyo tan Soomaliyaba .
Barlamanaka Puntland ayaa mudo fasax ku jirey waxaana jira masuulyiin uu magacaabay Madaxweynaha oo aan weli Baarlamaanku ansixin laguna wado in Kalfadhigan lagu ansixiyo.
Diwaanka Wararka
Radio Daljir
COMMENTS