Meydka Haweeneey la baadi goobayay oo laga helay Wabiga Beledweyne

Meydka Haweeneey la baadi goobayay oo laga helay Wabiga Beledweyne

Muddo laba maalin ah ayaa laga baadi goobayayay meydka Haweeneey lagu magacaabi jiray Madoow Yuusuf Axmed Wabiga Magaalada Beledweyne oo maalmo ka hor ay ku dhacday, balse ugu dambeyn saaka la helay.

Qaar kamid a h dadweynaha Magaalada Beledweyne iyo ehelladeeda ayaa raadinayay maalmihii la soo dhaafay kadib markii Wabiga ay ku dhacday Jimcihii la soo dhaafay markii laga baxay Salaadii jimcaha.

Qaar kamid ah ehellada Hooyo Madoow yuusuf ayaa waxaa ay sheegeen inay aheyd 60 sano jir siweyn looga yaqaanay Suuqa Magaalada Beledweyne dadkana wax badan ka caawi jirtay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com