Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo is casilaya

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo is casilaya

Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa la filayaa maanta in uu xilka iska casilo,

Boris Johnson ayaa la kulmaya cadaadis uga imaanaya xisbigiisa iyo qaar ka mid ah golahiisa wasiirada oo ugu baaqaya in uu xafiiska baneeyo.

In ka badan 50 xubnood oo ka tirsan dowlada Ingiriiska ayaa xilka iska casilay labadii maalin ee lasoo dhaafay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com