Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland oo raashin u qaybiyeey 200 qoys

Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland oo raashin u qaybiyeey 200 qoys

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa raashin kaalmo ah gaarsiiyey 200 oo qoys oo kamid ah dadka abaaruhu saameeyeen ee Deegaanka Xaaji Khayr oo katirsan degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal.

Wafti ka socda Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo uu hogaaminayey Wasiirka Xaniinada Xoolaha Puntland, Maxamed Cabdilaahi Axmed (Libaaxe) ayna weheliyeen Guddoomiyaha gobolka Nugaal iyo Masuuliyiin kale ayaa u sheegay in gurmadka abaaruhu bilow yahay iyagoo ugu baaqay dadka wax bixin awoodi kara inay u gurmadaan dadkooda abaarta la dhibaataysan.

Waa Gargaarkii u horeeyey oo ay qaybiyeen Guddiga Gurmadka abaaraha Puntland tan iyo markii uu magacaabay Madaxweynaha Puntland xili ay sii kordhayso saamaynta abaarta kajirta deegaanada Puntlaland oo sanado aan laga roobsan.

Diiiwaanka Wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com