Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya magaalada Muqdisho, Mudane Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen
xoojinta iskaashiga labada dal.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay taageerada dowladda Talyaaniga, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ee ay la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliya iyo xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dal.

Danjiraha ayaa dhankiisa balan-qaaday sii xoojinta xiriirka labada waddan, gaar ahaan mashaariicda ay ku taageeraan Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com