DEGDEG: Madaxweynaha Turkey Erdoğan oo gaaray Dalka iiraan,

DEGDEG: Madaxweynaha Turkey Erdoğan oo gaaray Dalka iiraan,

Madaxweynaha Wadanka Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa gaaray Dalka iiraan, halkaas oo uu maanta ka furmayo shir Saddex geesood ah oo u dhexeeya, Turkey Russia iyo iiraan.

Shirkan ayaa ah mid ka dhan ah rabitaanka Maraykanka ee la xariira in Bariga dhexe uu ka dhiso Xulufo danihiisa fulisa oo Mustaqbalka dhowna weerarta iiraan, dabadeedna ku xejisa Turkey. Waa sida doonista Maraykanku tahay.

Russia isaguna guud ahaan wuxuu u caraysan yahay reer Galbeedka oo dhan kadib markii dhaqaale iyo siyaasad ahaan ba la wiiqay awooddiisa kadib markii uu weeraray Wadanka Ukraine.

Saddexdan dal ee xaaladda taagan walaalaha u noqday ayaa doonaya iney baabi’iyaan awoodda Maraykanku ka aas-aasayo dalalka ku yaalla Bariga dhexe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com