Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef iyo wafdi ay hogaaminayso oo booqasho ku timid Jubaland.

Madaxweynaha iyo Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa musiibooyinka dabiiciga ah iyo gurmadka saamaynta ka dhalata sidii si wadajir ah la isaga kaashan lahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com