Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid iyo Wafdi u hogaaminayo ayaa garay Dagmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Dagmada Cabudwaaq ku so dhaweyay Wasiirada Arimaha Gudaha, Beeraha ,Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Wasiir Dowlaha Maaliyad, Xildhibano, Maamulka Dagmada iyo Sarakiisha Ciidamada.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa waxa uu daaranyahay Xoojinta Amniga ,dhiirigalinta dhismeyaasha Dowladaha hoose ee Galmudug iyo Adeeg Daadajinta waxana uu mari doona Dagmoyin dhowr ah oo Galmudug ka tirsan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com