Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland, Cabdisamad Gallan, ayaaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey wasiirka Amniga Jubbaland Yusuf Maxamed Cismaan Dhuumaal.
Ma cada sababta ay waftigan u tageen magaalada kismaanyo, balse Puntland iyo jubbaland ayaa leh iskaashi siyaaasadeed iyo mid saaxiibtinjmo walow tan iyo doorashadii dal ka dhacday uusan xiriirkoodu badneyn.
COMMENTS