Urur siyaasadeedka Run iyo Caddaalad oo soo dhaweeyey doorashadiika dhacday Eyl xilli Ururada qaar ka hor yimaadeen.

Urur siyaasadeedka  Run iyo Caddaalad oo soo dhaweeyey doorashadiika dhacday Eyl xilli Ururada qaar ka hor yimaadeen.

Annigoo ah Gudoomiyaha Urur-siyaasadeed Runta iyo Caddaaladda (RUNCAD) waxaa Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka reer Eyl oo caawa ku guulaystay inay dhistaan maamulkii ay soo doorteen.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa masuuliyiinta la doortay, waxaana alle uga baryayaa si ay u guulaysteen caawa inay ugu guuleestaa hawlaha loo doortay.

Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan masuuliyeenta juhdiga galiyey in maamulkaas dhismihiisa caawa lagu guuleesto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com