Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS & Dhigooda Maamul Goableedyada oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS & Dhigooda Maamul Goableedyada oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaasoo looga hadlayo nidaamka maaliyadda dalka iyo gadoodkii Wasiirada Maaliyadda DG ee sababay inay wadajir ugu dhawaaqaan joojinta wada shaqeyntii kala dhaxeysay Wasaaradda Maaliyadda DFS.

Shirkaan ayaa kusoo aadayo xili maalmihi lasoo dhaafay khilaaf xoog leh soo dhaxgalay Wasaaradda Maaliyadda Dfs iyo kuwa maamul gobaleedyada, inkastoo wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Cilmi iskugu wacay shirka maanta lagu madalsanyahay.

Sikastaba ha ahaate lama oga xaalka dhabta ah uu ku dhamaan doona shirka inkatoo La filaayo in is afgarad laga rajeenaayo kulankaan waxaa jira warar hoose ee aan heleeno ayaa sheegaya in maamul gobaleedyadu ay doonayaa in miisaaniyadda loo kordhiyey iyo mashaaricda kale qayb laga siiyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com