Madaxda Galmudug oo qaabishay Masuuliyiin kasocda Qaramada Midoobey

Madaxda Galmudug oo qaabishay Masuuliyiin kasocda Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay, kuwaas oo howlo shaqo u soo gaaray xarunta dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com