Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay 18 xubnood oo Shabaab ka tirsan

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay 18 xubnood oo Shabaab ka tirsan

Dowladda Soomaaliya waxay shaacineysay in howlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanka Bukh-aqable ee gobolka Hiiraan lagu dilay 18 xubnood oo ka tirsanaa ar Al-Shabaab, kuwaas oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad la bartilmaameedsaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com