GEDO, DOOLOW | Xeeryo Barakacayaal ah oo lagu deeqay Mooto Bajaj si kor loogu qaado nadafada iyo fayadhowrka Barakaca.

GEDO, DOOLOW | Xeeryo Barakacayaal ah oo lagu deeqay Mooto Bajaj si kor loogu qaado nadafada iyo fayadhowrka Barakaca.

Hay’adda SHRA ayaa Barakacayasha Xeerooyinka Qansaxley & kabaso oo katirsan degmada Doolow ee Gobalka Gedo waxaa ay maanta ka qeybisay labo mooto bajaj oo bulshada Barakacayasha ka cabin doonta nadafada & fayadhowrka Barakacayasha.

Gudoomiyaha arrimaha bulshada Doolow Cabdifitax ismail hussein & madax kasocotay Hay’addaha Barakacayasha ugu deeqda mooto bajajta ayaa goobjoog ka ahaa munasabadda wareejinta.

Gudoomiyasha Qansaxley & kabaso ayaa deeqda kala wareegay Hay’adda SHRA.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com