Mustafe Muxumad Cagjar Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay Garoowe lagu soo dhaweyeey ayaa maanta tagay Magaaladda Garacad,si uu uga qayb galo Furitaanka Mashruuca Guulaystay ee dekadda Garacad.
COMMENTS