Taliyaha Nabadsugida Gobolka Gedo oo la magacaabay

Taliyaha Nabadsugida Gobolka Gedo oo la magacaabay

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha cusub ee Hay’adda NISA u magacaabay Jeneral Jamaal Xasan Sarey oo ka tirsan kumaandooska ciidamada Milateriga.

Qoraal kasoo baxay Agaasimaha Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Taliye Jamaal Xasan Sarey uu mas’uul ka noqon doono Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com